Monday, December 8, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Š๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐Š๐ฎ ๐“๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 months ago
in Wararka
0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Š๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐Š๐ฎ ๐“๐š๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr. Maryama Mohamed Hussein, Wasir dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, ayaa kormeer shaqo ku tagtay qaar ka mid ah isbitaalada danta guud ee magaalada Muqdisho. Kormeerkan ayay ujeedadiisu ahayd mid ay si dhow ugu ogaanaysay xaaladaha caafimaad ee bukaanada iyo adeegyada kala duwan ee lagu bixiyo xarumahan haar ahaan Isbitaalada Banaadir, Madiina, DeMartino iyo Erdugan EX Digfeer.

 

Related posts

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025

Intii ay ku guda jirtay kormeerka ayay Dr. Maryam waxay la kulantay bukaanada ayadoona xog wareestay si ay u ogaato xaaladahooda caafimaad iyo adeegyada ay helayaan bukaanada ayaa uhelay fursad ay ku gudbin karaan hadii ay jiraan dhibaatooyin ay la kulmaan iyo talooyinkooda si loo hagaajiyo adeegyada.

 

Sidookale wasiir dowlaha ayaa warbixino ka dhageysatay maamulada isbitaalada waxayna la wadaageen habsami u socodka shaqo iyo caqabadaha jira ugu danbayn maamulada isbitaaladda ayaa iftiimiyay muhiimadda ay leedahay in la kordhiyo adeegyada caafimaad ee loo fidiyo bulshada.

 

Wasir dowlaha ayaa ugu danbayn ku amaantay howl-wadeenada caafimaadka, iyadoo xustay sida ay u dadaalayaan si ay u daryeelaan caafimaadka shacabka. Dr. Maryam waxay sidoo kale ku dhiiragelisay in ay sii laba jibaaraan dadaalkooda iyadoo sheegtay in shaqada ay qabtaan ay tahay mid aad u muhiim ah oo saameyn weyn ku leh nolosha dadka ayadoona u xaqiijisay in Wasaaradda ay ka goโ€™an tahay in ay taageerto shaqaalaha caafimaadka iyo in la xoojiyo adeegyada caafimaad si loo gaaro natiijooyin wax ku,ool leh.

Previous Post

Howlgallo qorsheysan oo ka socda degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Next Post

Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood oo faahfaahinta ka bixiyay howlgalkii ka dhacay degmadaas

Next Post
Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood oo faahfaahinta ka bixiyay howlgalkii ka dhacay degmadaas

Guddoomiyaha degmada Ruun-nirgood oo faahfaahinta ka bixiyay howlgalkii ka dhacay degmadaas

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,...

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah,...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In