Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan
Qaar Kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka Sudaan ku nool ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas Abdiraxmaan Ugaas Khaliif oo shalay lagu aasay Deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Aqoonyahannadaan oo ka...
Read more