Dood wadaag ku saabsan is fahamka iyo wada shaqeynta shacabka iyo dowladda ayaa lagu qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho...
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda F. Soomaaliya mudane Yuusuf Garaad ayaa galabta magaalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Kenya...
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay isku dhac u dhaxeeyay ciidammo ka tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray...
Kulan dadweyne oo ku saabsan sida maamulka iyo shacabku isaga kaashalahaa ka hortagga falalka argagixisada Al-shabaab oo uu soo qabanqaabiyay...
Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Jubbaland iyo AMISOM ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab waxa ay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ay wehlinayeen Agaaismaha guud ee...
Marka hore salaan qiimo badan dhamman Ummadda Soomaaliyeed salaan kaddib qormadan soo socoto waxaan kaga hadli doona qodobo dhowr ah...
Waxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho