7 Qof oo ka shaqeeya arrimaha samafalka oo ay afduubteen maleeshiyada Shabaab ayaa gaaray magaalada Baydhabo, kadib markii ay ka...
Munasabadan lagu daahfurayay Maxkamadaha Racfaanka Gobolka iyo mida Degmada Beledweyne laguna magacaabayay Guddoomiyeyaasha iyo Garsoorayaasha maxkamadahaasi waxaa ka qayb galay...
Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh...
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir waxa ay ku soo qabteen...
Kalfadhiga labaad kulankiisa afaraad ee mudaniyaasha golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka mudane C/weli...
Wefdigan maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug oo ka socday hey'adda horumarinta barnaamijyada Qaramada midoobay ee...
Dowladaha Sweden, France iyo Masar, ayaa Sabtidii,weydiistay gollaha ammaanka ee Qaramada midoobay in ay isugu yimaadaan kulan looga hadlayo xiisadda...
Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista dastuurka la yeelatay Ururada...
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay fashiliyeen Qarax miino oo ay maleeshiyaadka Al shabaab ku aaseen wadada Siinka dheer...
Wararka Saaka ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ayaa kusoo waramaya inay ku dhufatay Dabaylo kuwaa soo saamayn ku...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho