Mogadishu, 23 July 2017 - Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ka dhacay xarunta dhexe ee Jaamacadda Umadda kaasi...
Kulankan oo ay isugu yimaadeen Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana lagu Cambaareeyay dhibaatooyinka iyo gabood falada kale...
Kulankan wadatashiga ah oo Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo ayaa looga arrinsan doonaa Xalinta khilaafadyada iyo sida looga hortagi karo...
Marwo Khadiijo Max’ed Diiriye wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Soomaaliya ayaa Shir weynahan 4 aad ee qorshe howleedka mideysan ee...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Midowga Yurub ee ...
Wefigan ka socda jaziiradda Seychelles ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaya wasiiru dowlaha arimaha dibadda, waxayan la...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho