Wafidi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa ay la kulmeen...
Marwo Asli Xasan Cabaade oo ah gabadhii ugu horeysay ee noqotay Pilot kana tirsanaan jirtay ciidamada difaaca circa Soomaaliya oo...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka Israel inuu awood xad dhaafa u adeegsaday isku dhaca dhex maray...
Howgal ay sameeyeen ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya iyo ciidamadda gaarka ah ee maamulka koofur Galbeed ayey ku guuleysteen in ay...
Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey...
Labo Muwaadiin oo Falastiniyiin ah ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray labo dhacdo oo kala duwan oo ay ugu geesteen...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu wadamada Khaliijka ku bixiyo Safar labo Maalmood ah...
Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay...
Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiga dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyaya garoonka diyaaradaha...
Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Khadar ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda, warfaafinta iyo agaasimaha guud...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho