Muqdisho, 15 Luulyo 2017 – Iyadoo adduunka oo dhan laga xusayo Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada, Ergeyga Gaarka ah ee Xoqhayaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF.S Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan xubnaha Golaha Wasiirada iyo Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 July 2017 Daahfuray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo...
Shirka Golaha Wasiirada ayaa si rasmi ah uga furmay magalada Kismaayo, iyadoo magaaldaasi ay ku suganyihiin R/wasaaraha, ku xigeenkiisa iyo...
Saraakiisha hay'adaha Ammaanka ayaa sheegay in gacanta lagu haayo Ragii waday Gaariga ku Qarxay deegaanka Siinka Dheer isla markaana uu...
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo lagu wadaa inuu ka furmo shirka Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya, iyadoo magaaldaasi ay ku...
Ciidanka Kumaandoos ee dowladda Soomaaliya ayaa Burburiyay Saldhig Maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunya-barow ee gobalka Shabeellaha Hoose. Guddoomiyaha Degmada...
Qarax Gaari ayaa ka dhacay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Saraakiisha Booliska ayaa warbaahinta Qaranka...
Kismaayo 12, July 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho