Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan...
Ciidanka Jubbaland ayaa maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku laayay deegaanka Lugloow oo dhinaca Waqooyi magaalada Kismaayo ka xiga qiyaastii 17-KM....
Muqdisho, 5ta Luulyo 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan “Yariisow” Agaasimaha Maamulka iyo Qorsheynta Wasaaradda Warfaafinta, Agaasimaha Wakaaladda Wararka ee ...
Muqdisho, 5 July 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda...
Guddoomiyaha Midowga Afrika, Muusa Faki Maxamed ayaa shalay ku baaqay deganaan isagoo dhinaca kale tilmaamay in wafdi ay u diri...
Baarlamaanka Waddanka Masar ayaa Talaadadii shaley meel mariyey go’aanka madaxweyne Cabdifataax Al Sisi uu ku soo rogay xaaladda degdegga ee...
Pakistan ayaa billowday in ay baarto wixii dhaliyey booyad shidaal oo dhawaan ku qaraxday magaalada bariga ku taalla ee Baxwalbuur...
Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominaayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo. Shirkaan...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa safar shaqo ku gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho