Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabadda 1-da Luulyo ee xalay lagu qabtay Garoowe.
Guud ahaan Soomaaliya ayaa looga dabaal dagayaa sanad guuradii ka soo wareegtay xilligii Gobollada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga...
Hey’adda qaabilsan arrimaha qaxootiga ee aduunka IOM ayaa sheegtay in xeebaha dalka Liibiya ay ku dhinteen in ka badan 60...
Xuska munaasabadda 1-da Luulyo ayaa goordhaw ka bilaabatay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho, halkaasi oo ay ku suganyihiin Madaxda Qaranka,...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay todobo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab,...
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyada...
Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi oo ka mid ah xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed oo dhawaan soo gaartay magaalada Columbus Ohio ee Dalka...
Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii...
Wararka naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay Dagaal Khasaaro Gaystay...
Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa safar shaqo ku gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho