Gabagabada Shirkan ka socoday Magaalada Baydhabo islamarkaana dib loogu eegayay qaar ka mid ah Qodobo Ku jira Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa...
Siminaarkaan oo ah mid sare loogu qaadayay xirfadda aqooneed ee kaluumeeysatada ka jilaabta xeebta dagmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa loo qabtay...
Muqdisho, March 17, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay...
Howlgalkan laga sameeyay xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidanka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya...
Xarunta iskaashatada Soomaaliyed oo ku taala degmada Xamar-weyne oo oo burbur xoogan ka soo gaaray qaraxii dhowaan ka dhacay taalada...
Wasaaradda gaashaandhigga dalka Kenya ayaa sheegtay in ciidankooda qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ay dileen 19...
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome...
March, 16 2015.......Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey...
Waxaa maalintii 2-aad galay shirka dastuurka Somalia dib loogu eegayo ee shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo...
Markii la i doortay 15kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa gaaray Dagmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud Wafdiga uu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismail – Fartaag, ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada dalka...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho