Diblumaasi, xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika

War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland laguna daabacay bogga internetka ee dowladda Finland warbaahinta gudaha iyo kuwa dibaddana loo qaybiyay ayaa lagu baahiyay magacaabista Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, mudane Diblumaasi Xildhibaan hore Suldaan Said Ahmed. Mudane Suldaan Said Ahmed oo … Continue reading Diblumaasi, xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika