Thursday, November 3, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
October 31, 2015
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan uu hogaaminayay Madaxwayne ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo safar dhinaca dhulka ah maanta ku gaaray Degmada Caabudwaaq ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada, iyadoo ay socdaalkiisu ay ku wehliyeen Wasiiro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ka tirsan dawlad Goboleedka Galmudug.

Maamulka Degmada iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Galmudug oo horey howlo shaqo u joogay Degmada ayaa ka qayb qaatay soo dhaweynta wafdiga.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk

November 2, 2022
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

November 2, 2022

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Cabdirisaaq Xasan Cawl oo ka hadlay madasha Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug loogu tala galay inuu kula hadlo bulshada ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga, waxaana uu sheegay in la doonayo in Galmudug laga doonayo waxqabad muuqda.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Dawladaha Hoose Mudane Jaamac Xasan Salaad oo ka mid ahaa xubnaha Galmudug ee Safarka ku wehliyay Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in qorshaha socdaalkoodu uu yahay waxqabad.

Madaxwane ku-xigeenka Galmudug ayaa markii uu soo gaaray goobtii loogu tala galay inuu bulshada kula hadlo waxaa uu sheegay in socdaalkooda uu la xariiro ka qayb qaadashada horumarka iyo Dadaalada ay dawlada Galmudug ka wado degmada Caabudwaaq.

DSCN5055 DSCN5056 DSCN5057 DSCN5059 DSCN5060 DSCN5061 DSCN5063 DSCN5064 DSCN5066 DSCN5067 DSCN5068 DSCN5070 DSCN5071 DSCN5104

Cabdikariin axmed Bulxan Caabudwaaq

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo furay shir xog waraysi ah oo ay ka qayb galeen Wasiirada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo kormeeray aqalka dowladda Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo kormeeray aqalka dowladda Hoose “SAWIRRO”

Guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo kormeeray aqalka dowladda Hoose “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk

November 2, 2022
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

November 2, 2022
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha rayi’dka ah

Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

November 2, 2022
0

Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka shaqaalaha Hay'adda Duulista. Wasiirka Wasaaradda...

Barakacayaal ku nool Degmada Ceelberde oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

Barakacayaal ku nool Degmada Ceelberde oo codsaday in gargaar lala soo gaaro

November 2, 2022
0

Dadka barakacayaasha ah ee Ku dhaqan kaamamka magaalada Ceelberde ayaa wajahaya xaalan Beni-aadannimo, dadkaan oo ka soo caracaray abaatihii Dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In