Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ku xiran oo loo sameeyey Akoono Mushaarkooda loogu shubo (SAWIRRO)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maxaabiista Xabsiga Dhexe ku xiran oo loo sameeyey Akoono Mushaarkooda loogu shubo (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal Horumarineed oo si xowli ah ku socda, iyadoo Maxaabiista ku xiran ay heleen Waxbarasho Noocyadeeda kala duwan iyo in Farsamada Gacanta oo la barro, waxaana Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed dalka dibadiisa uu ka keenay Warshado loogu tala galay in Farsamada Maxaabiista lagu baro, ayna ku shaqeystaan.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u faa’iideynaya Maxaabiista, meeshana  ka   saarayo  in Maxbuuska Xoriyadda laga qaado ayaa waxa uu sameeyey in Maxaabiista Shaqeyneysa ee la baray Farsamada gacanta la siiyo Mushaar joogta ah, iyagoo Maanta loo sameeyey Acount  Bank oo Mushaaraadka loogu shubayo.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Madaxa Hoggaanka Lacagta ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/sare Xuseen Daahir  Sheer, ayaa sheegay in ujeeddada laga leeyahay in Maxbuuska Warshadda Tababarka ka shaqeynaya la siiyo Mushaar joogto ah ay tahay in dhiiri gelin loo sameeyo, islamarkaana laga wacyi geliyo Waxyaabihii Xumaa ee lagu soo xiray, markii Xabsiga uu ka baxana, uu noqdo Shaqsi Xirfad leh oo heysta Lacag uu ku shaqeysan karo.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay  in Dhammaan Xabsiyada Dalka ku yaala qorshaha uu yahay sidii Adeegyo Horumarineed looga hirgelin lahaa, waxaana Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu sheegay in marnaba raali aysan ka aheyn in Maxbuuska la ciqaabo, taasi badalkeedana ay diyaar u yihiin in Qofka Xoriyadda heysta Waxyaabaha Noloshiisa ay u baahan tahay, si la mid ah in maxbuuska Xabsiga ku jira uu isna helo.

—DHAMMAAD—

Previous Post

Banaan bax ka dhan ah jinsi naceybka oo ka dhacay Koonfur Afrika

Next Post

Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo dhaweeyay Madaxweynaha Faransiiska

Next Post
Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo dhaweeyay Madaxweynaha Faransiiska

Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo dhaweeyay Madaxweynaha Faransiiska

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In