Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo argagixisada Al-Shabaab kala wareegay deegaano u dhow Janaale “SAWIRRO”
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose oo kala ah "Buulo Arundi. Malable. Siigaale ...
















