Sacuudi Carabiya oo sheegtay in ay burburyeen diyaarad Drone ah oo ay lahayeen Xuutiyiinta Yaman
Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday, burburinta diyaarad Drone ah oo ay Xuutiyiinta Yaman, la damacsanayeen in ay Qaraxyo kaga ...
Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday, burburinta diyaarad Drone ah oo ay Xuutiyiinta Yaman, la damacsanayeen in ay Qaraxyo kaga ...
Wasiirka wasaaradda arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kulan kula qaatay qaar ka ...
Kullan Aqoon Isweedaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Urur gobaleedka IGAD, Xarunteeda Cimilada Icpac, oo ku qabsoomay Aalada fogaan ...
Sadex gabdhood oo u shaqeynayay muuq-baahiye (TV) ku yaala magaalada Jalalabaad ee dalka Afghanistan ayaa toogasho lagu dilay, waxa u ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay go’aano ka ...
The new Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General (DSRSG), Ms. Anita Kiki Gbeho, arrived in Mogadishu today to ...
Ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Marwo Anita Kiki Gbeho, ayaa maanta timid magaalada ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, asxaabka iyo Ummadda Soomaaliyeed ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 126 ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho