Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Danab Oo Jubbooyinka Ku Dilay Lix ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”
Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ka fuliyeen degaan lagu magacaabo Lafaha Ragga oo u dhow Birta ...
Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ka fuliyeen degaan lagu magacaabo Lafaha Ragga oo u dhow Birta ...
Wafdiga uu horkacayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa waxa ay gaareen magaalada Baardheere ee ...
Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah ...
Madaxweyneha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray magaalada Beyruut kaddib qaraxii ka dhacay halkaasi. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay jawaab ...
Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Maxmed Xaashi Dhoorre oo kormeeray habka uu u socdo sixitaanka Imtixaanaadka ...
Zhang Yuhuan ayaa booliisku jir-dileen si uu u qirto mas'uuliyadda dilka labo wiil oo dhacay sanadkii 1993. waxaa uu noqday ...
Wararka ka imaanaya dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Imaaraadda Ajman suuq weyn oo ku yaala uu dab ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee ...
Baariyaasha Lubnaan ayaa ku foogan sidii loo heli lahaa ciddii ka dambeysay qaraxyadii ku habsaday caasimadda Beyruut tallaadadii, ilaa iyo ...
Mawaadin Soomaliyed oo kamid ahaa Soomaalida ku ganacsata Dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay dalkaasi. Marxuumka ayaa magaciisa lagu soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho