Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku ridday 2-ka tirsan Al-Shabaab
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin ...
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin ...
Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo Wasiirka Beeraha iyo Khyeraadka Dabiiciga ah ayaa isku afgartay adkeynta xiriirka dhinacyada kala duwan sida ...
Ra’iisul wasaaraha Suudaan Cabdullah Xam-duuk ayaa si rasmi u sheegay in golihiisu uu is beddel ku samayn doono guddoomiyaasha gobolada ...
Maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ayaa biyaha ku fatahay beeraha ku yaala degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay guddoomiyaha ...
Fadhi kamid ah kulamada Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga hadlaan arrimaha dalalka la saaray cunaqabataynta hubka iyo waliba ...
Sida ay tibaaxday warbixin ay maanta soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Horumarinta Barnaamijyada (UNDP), Dakhli Asaasi ah oo ...
Tartankaan oradka ah wuxuu qeyb yahay, tartamo isdaba joog ah oo jaaliyadda Koofur-galbeed Soomaaliya ee Waqooyiga Ameerika ay u qabanayaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho