Wasaaradda Gargaarka XFS oo hay’adaha samafalka fartay in ay ka qeyb qaataan gurmadka dadka ay fatahaadu saameysay
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza ayaa sheegay in Wabiga Shabeelle uu fatahaado darran ...
















