Madaxweyne Trump oo diiday inuu cadeeyo mowqifkiisa doorashada soo socota ee Mareykakan
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykanka oo xil haya oo diida inuu sii sheego inuu ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykanka oo xil haya oo diida inuu sii sheego inuu ...
In ka badan 10 Qof ayaa laga soo badbaadiyay Guri ka kooban saddex dabaq oo caawa ku dumay dadkii deganaa, ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay hey’adaha ka shaqeeya gargaarka in ay sida ugu ...
Wisiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dawlada Federalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan ...
Kulanka oo ay maanta wada qaateen Maamulka Degmada Luuq iyo sidoo kale Guddoomiyeyaasha Tuulooyinka hoos yimaada Degada Luuq ayaa waxaa ...
Dhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga ...
Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada ...
Marko waa xarunta gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay dhacdaa dhinaca xeebta Badweyta Hindi sidoo kale waxa ay ku taalaa gabal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho