Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19 oo Agab loogu talagalay xakameynta Coronavirus ku wareejiyay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Agabkaan maanta ay ku wareejiyeen Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed guddiga qaran ee wacyigelinta ka hortagga xanuunka Covid-19 ayaa waxaa uu ...
















