DAAWO SAWIRRADA:-Ciidammada Xoogga ee ku sugan Awdheegle oo khasaare xoogan u geystay maleeshiyaadka Al-shabaab
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann kooxda Shabaab,kadib markii ay isku ...
















