Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed oo ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa
Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed Sheekh Yuusuf Cali Ceynte ayaa ka badbaaday Qarax loogu Xiray Gaarigiisa oo yaallay wadada Maka Almukarama. Qaraxa ayaa dhacay xilli gaariga aanu saarneyn Shekha, balse u ...