Munaasabad lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyay caqabadaha dhaliyarada heysta oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro
Munaasabadan oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho ayaa waxaa lagu soo bandhigay cilmi baaris dhalinyaro Soomaaliyeed oo aqoon yahan ah ay ka sameeyeen dhibaatooyinka dhalinyarada Soomaaliyeed waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ...