Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Dalka Qatar kula kulmay Dhigiisa S/gaas Xamad Bin Jaasim bin Xamad Alathani iyo Ra'iisul wasaaraha ...
Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir Dr Cabdirisaaq Axmed Dalmar ahna Dhaqtar ku Taqasusay qaliinka indhaha ayaa dalka Koofur Afrika waxaa uu ku ...
Doorashada Golaha Sharcidejinta Qaranka ee 30 Maarso 1964: Doorashooyinkan waxaa lagu maamulay Shargiga Lambarkiisu yahay Lr. 4 ee 22 Jannaayo ...
Dooni wadday ku dhowaad 50 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad waayeel ah ayaa habeenimadii xalay ku soo ...
Hawweneey lagu magacaabo Tú Yōuyōu waxa ay u dhalatay dalka Shiinaha waxaana ay isku dayday in ay daawada Duumada ama ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xaruntii ciidamada cirka ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadda ...
Natiijada Doorashadii Madaxweynihii 1aad ee Dowladda Soomaaliya 6dii Luulyo 1961 Kadib markii Maxkamadda Sare go’aankeeda 4tii Luulyo 1961 ay ku ...
Madaxwaynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa Hambalyo u diray Naadiga Kubadda Cagta ee Howlaha Guud (L.L.P.P) Jeenyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho