Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dhar iyo tikidho gaarsiiyay dhallinyaro xukun xabsi ah dhameystay “SAWIRRO”
Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo tikidho gaarsiiyay maxaabiis Soomaaliyeed oo dhameystay xabsiyo ...
















