Gudoomiye Jawaari oo Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa magaalada Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan ...
















