Liiska ergadii dooran lahayd 128 xildhibaan oo loo soo gudbiyey guddiga doorashooyinka dadban.
Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ...















