Wasiirka arrimaha gudaha oo Jowhar kulan kula qaatay duubabka HirShabelle+Sawirro
Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ...
Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ...
Munaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka ...
Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada ...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta ...
Xeer Ilaalinta Maxamada Sare ee Puntland ayaa loo Soo Gudbiyay Dacwad loo Haystay 45 Maleeshiyaad ah oo lagu Soo Qabtay ...
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee ...
Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellaha Dhaxe ayagoo ku doortay gudoon ku ...
Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa Ku qaabilay Magalada Jowhar Wafdi ay Hogaaminayso Godoomiyaha Ururka Haweenka ...
Waxgaradka iyo culumaa'udiinka Magaalada Gaalkacyo ayaa la filayaa in ay maanta kala qaadaan ciidamada isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho