Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay danjiraha Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen iyo la taliye sare ...