Howlgallada shabaab looga saarayo Gobollada dalka oo Xowli ku socda
Madaxda ciidamada xoogga dalka ee gobolka Bakool ayaa sheegay in howlgallada ciidamada qalabka sida ay si xowli ah uga socdaan ...
Madaxda ciidamada xoogga dalka ee gobolka Bakool ayaa sheegay in howlgallada ciidamada qalabka sida ay si xowli ah uga socdaan ...
Madaxweyne kuxigeenka mamaulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixyaay qasaarihii ka dhashay qarixii ka dhacay magaalada Kismaayo oo kordhey iyo ...
Kooxda Argagixisada ah ee shabaab ayaa Wiil Arday ahaa ku dilay saakay Degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir. Macadda sababaha ardaygaas ...
Wasaarda Amniga gudah xukumadda soomaaliya ayaa faah faahin kabixiyay xaaladaha dadkii ku dhaawacmay qarixii ka dhacay isgoyska Jubba ayadoo ay ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Orodyahan Mo Faarax oo Heysta dhalashada Britishka, Isal marahaana Isal ahaantiisu ka soo jeeddo Soomaaliya oo ka qeybgalaya Tartanka Oradka ...
Muqdisho, 22 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ...
Wasaaradda Amniga gudaha ayaa ka hadashay weerarkii maanta gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala eegtay dad shacab ah oo ...
Muqdisho,August 22, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii argagaxisanimo ee maanta lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho