Madaxweyne Xasan “Shacabku waxa ay si toos ah Warbaahinta uga daawan doonaan dacwadaha dadka lagu eedeeyo xatooyada xoolaha Qaranka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa ...















