Madaxweynihii hore JFS Sheekh Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta.
Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ...
















