Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Amniga
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Kaaliyaha ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Kaaliyaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib ...
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta ...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha. Guddiga, ayaa soo ...
Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Caruush, Wasiirka ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Adan, ayaa kulan mira-dhal ah ...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo,ayaa maanta soo Gaarey Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyada ...
Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo,ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudnaya waajibadaakisa shaqo, ayaa xafiiskooda ugu yeeray Guddiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho