Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumaysiga iyo Madaxa Maareynta Xuduudaha ee UNODC?
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden ayaa kulan mira dhal ah ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden ayaa kulan mira dhal ah ...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana garoonka diyaaradaha ...
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay, xerada tababarada ciidamada ee TÜRKSOM ee magaalada ...
Ciidamada Komaandooska Gorgor ayaa galabta gaaray Deegaanka Qararoow ee koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa halkaa durba fariisimo ciidan ka sameystay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa ...
Waxaa kulan hawleed isugu yimid Waaxaha adeegyada bulshada ee Dowladda Hoose ee Muqdisho iyo Maamullada Degmooyinka iyo Deegaannada Gobalka Banaadir ...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo Xafiiska Ku qaabiley Wafdi ka socday ...
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Shirka Dib-u-hishiinta Koonfur Galbeed Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) oo ay weheliyaan Xubanaha guddiga, ayaa kulan ...
Laamigaan oo dhisan Muddo ku dhow 50 sano ah ka hor, ayaa ah mid ka mida dhaxalka dheemankaa ee shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho