Maxaa looga hadlay shirka fulinta halbeegyada iyo qorshaha Wasaaradda Isgaarsiinta?
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Cabdicasis Duwane Isaaq ayaa maanta shir guddoomiyey shirka fulinta qorshaha halbeegyadii ay ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Cabdicasis Duwane Isaaq ayaa maanta shir guddoomiyey shirka fulinta qorshaha halbeegyadii ay ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud oo uu wehliyo Xeer ku xigeenka Farxaan Xuseen Maxamed ayaa xafiiskiisa ...
Gudiga Dhaqalaha Ganacsiga, Warshadaha Iyo Maalgashiga waxa uu maanta shir wadatashi iyo is xogwareysi la yeeshay Wasaaradda Qorshaynta, maalgashiga iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa intii uu maanta ku guda jiray safarkiisa waxa uu dayaaradda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo Xafiiska Ku qaabiley Wafdi ka socotey ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta gaaray magaalada ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada 30-ka ee magaalada Garoowe taasi oo dib ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga ...
Guddoomiyaha guddig dib-u-eegista iyo la socodka dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Xuseen Iidow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wafdi ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho