Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo heshiis militeri la saxiixday Imaaraadka.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo howlo shaqo ujooga magaalada Abu Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo howlo shaqo ujooga magaalada Abu Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Mudane Mahad Xasan Cusmaan iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta guddoomiyey kulan ku saabsanaa Tiirka Dhaqaalaha, kaasi oo warbixinno ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cabdifitaax Maxamed Yuusuf ayaa soo gaaray Xarunta Howlgalladda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada ...
Guddiga Xeer-hoosaadka anshaxa iyo ilaalinta Xasaannadda Xildhibaannadda Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeeysa ayaa Xog-hayaha guud ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Hey’adda Horumarinta ...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta booqosho dhiirogalin ah ugu Tagay Ciidamo loo diyaariyay in qeyb ka noqdaan Dagaalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho