Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ช๐จ๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐š๐ก ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐š๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ค๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ช๐จ๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐š๐ก ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐š๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ค๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
aโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka caasimadda kala qeyb-galay afur wadareed ka dhacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, taasi oo muujinaysa horumarka amni ee ka hirgalay caasimadda Muqdisho.
Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoog badan galisay sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda, isaga oo uga mahadceliyay bulshada caasimadda sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen heyโ€™adaha amniga ee suurageliyay in caawa nabad loogu afurayo suuqa Bakaaro.
Mudane Xamsa ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay ku hawlan tahay qabashada doorashooyinka dowladaha hoose iyo sidii dalka looga hirgelin lahaa doorasho qof iyo cod, si shacabku ay u soo doortaan cidda hoggaamineysa, ulana xisaabtami karaan, taasi oo ah xaq dastuuri ah oo ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.
Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta oo xilalka u kala wareejiyey Agaasimihii hore iyo Agaasimaha cusub

Next Post

Tartamayaasha Warsheekh oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Warsheekh oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka

Tartamayaasha Warsheekh oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka ร‡aฤŸrฤฑ Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In