Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ โ€œ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑโ€.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo in uu soo saaro arday leh waddaniyad, kana hufan musuq, eex iyo qabyaalad, kuwaas oo kamid ah dhibaatooyinka saameynta taban ku yeeshay dadkeenna.

Raโ€™iisul Wasaaraha oo ka hadlayey munaasabad lagu xusayey maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo sanad walba la maamuuso 21-ka Nofeembar, ayaa xusay muddadii labada sano ahayd ee ay shaqeynaysay Xukuumadda DanQaran in la shaqaaleysiiyey 6,000 oo macallin, lana gaarsiin doono ilaa 10, 000 mustaqbalka dhow.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Mudane Xamsa, ayaa bogaadiyey doorka macallimiinta iyo Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee waxbaridda iyo barbaarinta ubadka Soomaaliyeed iyo saameynta wanaagsan ee ay ku leeyihiin mustaqbalka dalka, isaga oo ku boorriyey bulshada in ay taageeraan waxbarashada, si loo helo jiil aqoon leh oo ka guul gaara horumarinta dalka.

โ€œMacallinku waa halgamaa naftiisa iyo maskaxdiisa u huraya barbaabarin ubadka Soomaaliyeed, waxa ay saldhig u yihiin mustaqbalka jiilka Soomaaliyeed, waxaana bogaadinayaa doorka aad ka qaadataan horumarka Qaranka, waxaana naga goโ€™an in aan garab istaagno macallinka Soomaaliyeed oo ku shaqeeya duruufo adag, heeganna ugu jira badbaadada ubadka Soomaaliyeedโ€.

Waxa uu Raโ€™iisul Wasaaruhu ballan qaaday in xukuumaddu ay sii wadi doonto dadaallada lagu taageerayo waxbarashada iyo horumarinta tayada macalimiinta, taas oo tiir-dhexaad u ah horumarka bulshada iyo ciribtirka jahliga.

Previous Post

Wasiirka Shaqada XFS oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga

Next Post

Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo dhambaal gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria

Next Post
Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo dhambaal gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria

Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo dhambaal gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In