Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

10 Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Duqayn ka dhacday Sh/hoose

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
10 Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Duqayn ka dhacday Sh/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu yaraan Afar xubnood oo ka tirsanaa Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeellada hoose.

Bayaan kasoo baxay howl-galka Africom, ayaa lagu sheegay in Laba duqayn oo ay Diyaaradahooda oo kaabaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka geysteen Isniintii Todobaadkan Tuulada Baqdaad ee Gobolka Shabeellada hoose, halkaas oo ay ku dileen Afar ka mid ah Argagixisada Al-Shabaab.

Warkan ayaa sidoo kale lagu sheegay, in duqeyn kale oo Axaddii ka dhacday meel ku dhow degaanka Dheeroow Sanle, ee isla Gobolka Shabeellada hoose lagu dilay Lix xubnood oo ka mid ahaa Al-Shabaab.

Howl-galka Maraykanka ee Africom, ayaa sheegay in duqeymahan ka dhacay Todobaadkan Gobolka Shabeellada hoose ayan dhimasho iyo dhaawacba kasoo gaarin Dadka rayidka ah.

SHARE
Previous Post

R/wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay oo Looga Hadlay Qorshaha 2019

Next Post

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swaziland oo sameeystay urur ay ku Mideysanyihiin+Sawirro

Next Post
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swaziland oo sameeystay urur ay ku Mideysanyihiin+Sawirro

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swaziland oo sameeystay urur ay ku Mideysanyihiin+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In