Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

10 ruux oo 24kii saac ee ugu dambeeyay ugu geeriyootay xanuunka shuban biyoodka tuulada Caato

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Badhaadhe: Dad u geeriyooday cudurka shuban biyoodka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Toban ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu geeriyootay xanuunka shuban biyoodka tuulada Caato ee ka tirsan Gobolka Bakool, iyadoo ay jiraan kuwa kale oo iminka la ildaran xanuunkasi.

Guddoomiyaha Tuulada Caato ee ka tisan gobolka Bakool Wardheere Ducaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in bulshada deegaanka aysan heysanin xarumo caafimaad oo lagu dabiibayo dadka uu soo ridanayo xanuunkan, waxaana uu intaa ku daray inay jiraan meelo kale oo ay kaalmo ka helaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wardheere Maalin ayaa xusay in oday 80 jir ah uu xalay magaalada ugu geeriyooday xanuunka shuban biyoodka, waxaana uu intaa ku daray in kuwa iminka uu soo ritay xanuunkan ay isugu jiraan dad da’ah iyo carruur shanta sano ka hooseysa.

Guddoomiyaha Tuulada Caato ee ka tisan gobolka Bakool ayaa dowladda Federaala ah iyo hay’adaha samafalka ka codsaday inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadka uu soo ridanayo xanuunka, taasi oo ay u sii dheertahay abaarta ka jirta gobolka.

Previous Post

Maxkamad ku taala Mareykanka oo xakuntay labo Haween Soomaali ah

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Sudan uga qeyb geli doona shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Sudan uga qeyb geli doona shir muhiim ah “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Sudan uga qeyb geli doona shir muhiim ah "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In