Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

116 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC oo cafis Madaxweyne lagu sii daayay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
116 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC oo cafis Madaxweyne lagu sii daayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga Dhaxe ee Xamar iyo Xabsiga MBCC ee ku yaala Ex-Control Afgooye.

Maxaabiista ku xernaa Xabsiyada ayaa Maxkamadaha ku xukumeen xukuno kala duwan ayada oo ay ku eedeysanaayeen dambiyada fudud, waxaana qaarkood ay qaateen intii ugu badneyd xukunkooda.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Xeer Ilaaliye ku xigeen Farxaan Xuseen Maxamed ayaa kula dardaarmay Maxabiiista in ay ka faaiideystaan fursada la siiyay waxaana uu uga mahadceliyay Madaxweynaha JFS mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud. (Waxaan idin sheegeynaa in Cafiska aad ku baxdeen uu idin fidiyay Madaxweynaha JFS munaabadda Bisha Barakeysan awgeed, qof walba waxaa laga rabaa in uusan u laaban waxii loosoo xeray”

Dadka ka faa’iideystay Cafiska Madaxweynaha ayaa u badnaa Dhallinyaro aad u da’yar waxaana intii ay xabsiyada ku jireen ay heleen adeegyo cafimaad oo bilaash ah, waxbarasho, iyo goobo lagu cayaaro, ayada ay u dheertahay kormeerka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka si loo ilaaliyo xaquuqda Maxaabiista ku xeran Xabsiyadda dalka.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray wajiga 2-aad ee adeegga 5G

Next Post

Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Xarardheere oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In