Aqoon isweydaarsi loo qabtay agaasime waaxeedyada maaliyadda ee wasaaradaha dowladda
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay agaasimo waaxeedyada maamulka iyo maaliyadda ee wasaaraddaha dowladda ayaa maanta lagu qatay Muqdisho. ...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay agaasimo waaxeedyada maamulka iyo maaliyadda ee wasaaraddaha dowladda ayaa maanta lagu qatay Muqdisho. ...
Shirka wadatashiga ah ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyo, ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirazaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa kula kulmay ...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii koowaad ee golaha lagu magacaabo Madasha Wadatashiga oo lagu sameeyey heshiis ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta magaalada ...
Munaasabad ay ku qalin Jabinayeen ilaa 298 Arday oo ah kulyadaha kala duwan ee Jaamacada Salaam ayaa maanta xaflad loogu qabtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho