Gudoomiyaha G/Baay ayaa maanta xarigga ka jaray waddo cusub oo loo dhisayo mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo taa ...
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo uu wehliyo agaasimaha Rugta Ganaciga Cabdi Abshir Dhoore, isla markaana ...
Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waalidiinta Soomaaliyeed uga digtay ineey caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha. ...
Taliye kuxigeenka Ciidanka Boliska Somaliyeed Jeneraal Muqtaar oo booqasho ku jooga magaalada Beledweyne ayaa kormeer ku tagay xerada AMISOM Police ...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga ...
Lix ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana wa ay ku dhaawacmeen iska hor’imaad hubeysan oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho