Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Kenya Oo Booqday Dhadhaab “Sawirro”+Muuqaal
Wafdi uu hogaaminayay danjiraha dawlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyeen qunsulka safaarada Soomaaliya ...
Wafdi uu hogaaminayay danjiraha dawlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyeen qunsulka safaarada Soomaaliya ...
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta ...
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada xukumadda Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Ibaraahim Muudey oo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka Tododbaadka oo ...
Ardaydaan imtixaanka jaamacadda Atlas gashey ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen ardaydii soo dhameysatay sannad dugsiyeedka 2014-2016 ee Dugsiyada sare ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyna yaa kulan la yeeshay maamulka Gobolka iyo qeybaha bulshada ee Gobolkaas. ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay caawiyaan Carruurta aan heysan daryeel kuwaas oo lagu hayo ...
Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo Marwada Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka ...
Bandhigga Carwada Caalamiga Milano 2015 oo Shantii Sanaba Mar la qabto ayaa sanadkan ay ka qeybgashay Soomaaliya,waxaa lagu soo bandhigay ...
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah ...
Agaasimaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdi Abshir Dhoorre oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeybgashay Bandhig Carweedka Caalamiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho