Hawlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka billowday Galkacyo “Sawirro”
Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Galmudug iyo kuwa nabad sugida soomaaliyeed ee Nisa ayaa howlga;lo looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Galkacyo ...
Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Galmudug iyo kuwa nabad sugida soomaaliyeed ee Nisa ayaa howlga;lo looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Galkacyo ...
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlaya dhibaatada kooxda iyo jabkooda isagoo baaq u diraya Dhallinta raacday shabaab iyo kuwa ...
Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Caraale oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu isi soo dhiibay ...
Ciidamada hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa 48saac ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka sameeyay Holwgallo lagu Uruurinayo waxyaabaha ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda Xarunta Golaha shacabka waxa ay uga doodi doonaan dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo mas’uuliyiin kale ...
Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale ...
Siminaarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda wax ka barata dalka Kuwait oo fasax waxbarasho dalka dib ugu soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho