Wasiirka arimaha gudaha oo Ahlu suna ugu baaqay ka qeybgalka maamulka cusub
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wasiirka arrimaaha gudaha iyo federaalka xukuumadda ...
Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wasiirka arrimaaha gudaha iyo federaalka xukuumadda ...
Afar Boqol iyo Konton qof oo ah qoxooti Yemaniyiin ah oo ka soo cararay dagaalka dalkooda ka socda isla markaana ...
Isu soo bax lagu taageerayay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta C/laahi Ciise ee magaalada ...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rishiid Maxamed Xidig ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo, iyadoo ay la ...
Howlgalo balaaran oo looga soo horjeedo Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa ciidamada Maamulka Jubba waxay ka wadaan gobolada ...
Mogadishu, 04 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, AMISOM, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa si Wadajir ah ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho