Soomaaliya waxa ay cadeyneysaa, inay weli ku adkeysaneyso, ayna ka go’antahay Kiiska Sharciga iyo dacwada ee Maxkamadda Caalamiga Ee Cadaaladda ee Hague, iyadoo la raacayo heshiiska Qaramada Midoobey ee Qaanuunka badaha (UNCLOS).
Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala ...










