Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX 19-04-2015
Muqdisho, April 19, 2015-----Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sh, Xuseen ayaa uga ...
Wasiirka xanaaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo maalmihii la soo dhaafay howlo ...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Hawlo nadaafadeed ka bilowday waddooyinka muhiimka ah ...
Munaasabadani oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeeb galay Jaaliyada Ardayda iyo gudoomiyaha dagmada xamar jajab ...
Wafdiga oo u Tagay Kuwait in ay ka qeybgalaan Shirweynaha 2-aad ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Turkiga ...
Aqaba, 18 April 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Guddiga farsamo ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa magaalada Cadaado kulamo gaar gaar ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho