Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ...