Hay’adda Samsam oo maanta deeq lacageed gaarsiisay qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe “SAWIRRO”
Masuuliyiinta Hey’adda Samsam Foundation ee magaaladda Muqdisho waxaa ay maanta deeq gaarsiiyeen qaar kamid ah Bukaanada ku jira Isbitaaladda kuwaas ...